Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Sheikh Adan Madoobe ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray shir labadii maalmood ee lasoo dhaafay u socday Bankiyada dalka. Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Ururka bangiyada Dalka waxaana dooradda lagu saaray sidii loo hormarin lahaa adeegga bangiyada dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garaad Ali