Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirro ka tirsan dowladda Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo maalintii labaad waxa ay kulamo kawadaan la doonayo in xal-waara looga gaaro dagaal-beeleedyo ka dhacay galbeedka gobolka Mudug.kuwaas oo u dhaxeeya beelo wada daga Galbeedka Gobalka Mudug dagaalada ayaa salka kuhaya dhul daaqsimeed kaas oo inta badan ay isku dilaan dadka reer guuraaga ah wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta Galmudug cumar maxamad diiriye guureeye ayaa kahadlay kulamada iyo qaybaha bulshada ee ay laqaateen.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi