Kulan ciyaareed lagu dhiirrigelinayay dhalinyarada ayaa lagu soo gabagabeeyay degmada Guriceel.

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo gabagabeeyay kulan ciyaareed lagu dhiirrigelinayo dhalinyarada da’yarta ah ee ku nool degmada. Kulanka ayaa loo qabtay kooxaha heerka 1-aad oo ka kala socday xaafadaha degmada Guriceel.

Agaasimaha arrimaha bulshada degmada Guriceel iyo taliyaha booliiska degmada Guriceel ayaa bogaadiyay kulan ciyaareedka.

Warkaan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here