Kulan ciyaareed saaxiibtinimo ah oo Guriceel ku dhexmaray kooxo ka kala socday Hobyo iyo Guriceel.

0
14

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay ciyaar dhex martay laba kooxood oo matalayay degmooyinka Hobyo ee gobolka Mudug iyo Guriceel ee Galgaduud.

Ciyaartan, oo qayb ka ahayd dadaallada lagu xoojinayo isdhexgalka bulshada iyo saaxiibtinimada dhalinyarada labada gobol, ayaa ka dhacday garoonka magaalada Guriceel.

Warkan waxaa soo jeedunaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here