Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Golaha Shacbka ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo ku saabsan Hindisi sharciyeedka Beeraha
Kulankan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho waxaa ka qeybgalay masuuliyin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo guddiga iskaashatada beeralayda Soomaaliyeed iyo xubna kale.
Xamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.