Kulan ku saabsan hormarinta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay Deg.Guricel.

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan wada tashi ah ayay bulshada degmada Guriceel layeesheen Maamulka iyo dhakhaatiirta Cusbitaalka Fayo-care ee degmada Guriceel ayaa looga hadlayay hormarinta adeegyada caafimaadka ee isbitalka gaar aahana qeybaha lagusoo dhordhimayo.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here