Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan looga hadlayey Arimaha Amniga degmada dhoobley iyo deegaanada hoosyimaada ayaa waxaa Soo agaasimey Maamulka degmada dhoobley ee Gobolka jubbada hoose.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulka degmada, Saraakiil laamaha Amniga, Odayaasha dhaqanka, Ururada Dhalinyarada, Ururada Haweenka, iyo Guud ahaan Bulshada Rayidka qeybaheeda kala duwan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf