Kulan ku Saabsan is dhexgalka bulshada oo lagu qabtay Baydhabo

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS iyo wasaaradda Qorsheenta KGS ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatey kulan kusaabsan Istaraatiijiyad isku-duubni Bulsh deegaanada koonfur galbeed Soomaliya .

Kulanka Waxaa ka soo qeyb galey Agasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed, Mas’uuliyiin ka socoda Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Qorsheynta heer federaal iyo tan dowlad goboleedka KGS iyo qeebaha kala duwan Bulshada Rayidka ee Koonfurgalbeed Soomaliya.

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa soo jedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here