Kulan ku Saabsan Sharciga Dhulka Oo lagu qabtey Degmada Bardaale.

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sharciga dhulka iyo sidii loo xoojin lahaa fahamka bulshada ee ku saabsan lahaanshaha, ilaalinta, iyo isticmaalka dhulka. Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay maamulka degmada, iyadoo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka socday wasaaradda arrimaha gudaha iyo golaha deegaanka degmada , odayaasha dhaqanka, haween, dhalinyaro, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Sacdiya Abdulkaadir yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here