Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray Tababar la xariira Horumarinta Caasimadda iyo wacyigelinta bulshada, kaasi oo loo qabtay qeybaha kala gedisan ee bulshada Degmada Boondheere.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali