Kulan kusaabsan dakhli uruurinka dowlada hoose oo lagu qabtay degmada Cadaado

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye ayaa furay Kullanka Wadatashiga ee Qorshaha Dakhli Uruurinta Dowladda Hoose oo ka qabsoomay magaalada Cadaado. Kulankan muhiimka ah ayaa diiradda saaray xoojinta dakhliga gudaha iyo hirgelinta istiraatiijiyado cusub oo lagu horumarinayo nidaamka dakhli ururinta si loo gaaro horumar dhaqaale iyo adeegyo hufan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here