Kulan lagu daah furayay dhismaha wadada dhex marta caasimada Galmudug oo lagu qabtay dhuusamareeb

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-kulankaas oo ujeedadiisu ahayd soo bandhigista naqshada wadada halboowlaha ah ee Degmada iyo shaacinta in dhawaan lasoo xayaysiindoono wadada taas oo cabirkeedu yahay 8.2 km . Waxaa sidoo kale laso bandhigay naqshada barxadda weyn ee ku hortaala Saldhigga iyo bangigag dhexe ee Dhusamreeb taas oo ayna qayb ka ah dhismaha wadada

Ganacsata, Waxgaradka iyo si guud bulshada caasimada qeybaheeda kala duwan ayaa si diiran usoo dhaweeyay howsha mashruucan dhismaha wadada halboowlaha ee Degmada.

Warkan waxaa soo jeednaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here