Kulan lagu furayay Garoon ku badda cagta ah oo lagu qabtay degmada Ceeldheer.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan waxaa lagu daahfurayay garoon kubadda cagta ah oo dhowaan wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug ay ka hirgelisay degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud.

Furitaanka Garoonka oo sidoo kale lagu daahfuray koobkii ugu horreeyay ee garoonkaas lagu qabanayo waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ay ku jiraan madaxda dowladda hoose ee degmada Ceeldheer, masuuliyiin ka socday wasaaradaha Galmudug iyo agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here