Kulan lagu hormarinaayo Ciyaaraha oo laga daahfuray degmada Guriceel.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kooxaha heerka 1aad ayaa degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud looga dahfuray kulan ciyaaro lagu hormarinayo ciyaaraha degmada. Kulankan ciyaaraha ayaa waxaa ka qayb galaya ku dhawaad 8 koox oo ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee degmada Guriceel. Guddoomiyaha ciyaaraha degmada Guriceel iyo qaar ka mid ah bahda isboortiga degmada ayaa si wada jir ah uga warbixiyay kulanka ciyaaraha.

waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here