Kulan Lagu Xoojinayey nabadda iyo isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Galkacyo

0
67

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyin Katirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uga qaybgalay Kulan Lagu Xoojinayay nabadda iyo isdhexgalka bulshada gobalka Mudug.

Waxana kulan soo agaasima ururka nabadda iyo isdhexgalka bulshada waxana kulanka qeeb ka aha maamuladda galmudug iyo Puntland ee Galmudug Galkacyo, Ururadda dhalinyarada, haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here