Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan golahiisa wasiirada iyo masuuliyiinta maamulka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo ka shaqeynta nabadgelyada iyo hormarinta degmooyinka gobolka Banaadir ,Kulankan oo ahaa wacyi galinta iyo wada shaqaynta bulshada ee hay’adda dowlada
Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Dirie Ali