Kulan loga hadlayay nabadda iyo isdhaxgalka bulshada oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankanoo diiradda lagu saarayay ka shaqaynta nabadda iyo isdhaxgalka bulshada ku nool Gaalkacyo waxaa ka qayb galay 240 dhalinyaro oo laga soo xulay labada dhinac ee Gaalkacyo kuwaas oo loo tababbaray ka shaqaynta nabadda.

Shirkaan waxaa qabashadiisa iska kaashaday madasha idhexgalka nabadda Gaalkacyo iyo Hay’adaha Somali Peace Line iyo LPI si loo xoojiyo doorka nabadda ee dhalinyarada Gaalkacyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here