Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Magaalada Kismaayo ee gobolka gobolka Jubbaland hoose ayaa lagu qabtay kulan looga Hadlaya Tayeeyta dawaada .
waxaana ka soo qay galay kulanka xubno ka socday wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubaland iyo maamulka Isbitaalada Daryeel iyo qaar ka mid ah Bulshada magaalada Kismaayo.
Sanadkaan ayaa shirka waxaa diiradda lagu saaray dabagalka dawooyinka iyo agabka caafimaad ee Isbitaalada Daryeel.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf