Kulan looga Hadlaayay hormarinta xoolaha oo lagu qabtay Kismaayo .

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasarada Xananada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland iyo Madaxweynaha Jaamacadda Kismaayo ayaa magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku yeehsey kulan ay ku kala saxiixday heshiishyo is kaashi oo dhowr ah kuwa oo sabsan xoolaha deeganada Jubbaland sidi loo hormarin laha xoolaha deeganada Jubbaland.

Wasiirka Wasarada Xananada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland
Maxamed nuur ayaa sheegey inay wasarada xoolaha ay xooga siri doonta sidii lagu hela dad barta culumta Xoolaha si loo ilaaliyo caafimaadka xoolaha ku nool deeganada Jubbaland.

 

Warkan waxaa faah faahineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here