kulan looga hadlaaye xal u helida tacadiyada ay kulmaan bulshada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Amniga Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa tacadiyada kala duwan ee ay la kulmaan bulshada ku nool deegaanada Jubbaland.

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda amniga, hay’adaha garsoorka, saraakiil ciidan, ururrada bulshada rayidka ah, iyo odayaasha dhaqanka ayaa lagu falanqeeyay noocyada tacadiyada sida rabshadaha bulshada, kufsiga, xadgudubyada ku saleysan jinsiga iyo dhibaatooyinka amni ee dadka rayidka ah saameeya.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Sacdiya Abdulkaadir yusuf.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here