Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheenta Dowladda Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan looga hadlaaye Mashruuca dhisidda u adkeysiga dhibaatooyinka soo laalaabta,
Kulanka ayaa waxa ka soo qeebgalay
Mamulka magalada Kismaayo,
Agasimayal ka socday wasaradda bahda wadagta la ha wasaaradda Qorsheynta Jubbaland iyo marti sharaf kale. Kulanka haddi diradda lagu sarayay sidii wax loga qaban laha Xaladaha soo noqnoqda
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Sacdia Abdulqaadir Yusuf