Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda arrimaha Dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia ayaa magalaada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay
ku qabatay kulan looga hadlaayey wax ka bedelka
Dastuurka Dalka cutubyada 5aad ilaa 9aad .
Waxana kulanka ka qeebgalay maamulka degmada Baydhabo, masuulin ka socday wasaradda koofur galbeed Somali iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayadka ah.
Agasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha Dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia ayaa fahfaaahin ka bixinaaya kulanka.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf