Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan looga hadlaayey xoojinta Nabadda gobalka mudug oo ay soo qaban-qaabisay madasha Nabadda iyo Hormarinta gobalka mudug ayaa lagu qabtay Gaalakcyo
Ee xarunta gobalka Mudug .
Kulankaa ayaa waxa goob joog aha maamuladda degmada Galkacyo ee galmudug ,puntland ,ururadda haweenka ,aqoonyahano ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Kulanka ayaa intii socday diiraadda lagu saraya sidii loo hormarinta laha nabadda gobalka Mudug.
Waxaa soo jeedineysa:Sacdia Abdulqaadir Yusuf