Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Beledweyne

0
67

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan loogu hadalaayay hanaanka qiimeenta amniga ee magaalada islamarkaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga gudaha Dowalad gobaleedka Hirshabeelle.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay duqa Degmada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin Taliyaha saldhiga Booliska Baladweyne Gaanshaale Cabdulaahi Maxamuud Siyaad Gudoomiyayaasha Afarta xaafadood ee magaalada iyo Qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinesa Sacdiyo Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here