Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeele ayaa lagu kulan looga hadlayay amniga magaalada.
Kulanka waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Jowhar laamaha amniga garsoorka iyo xubno kascoda qeeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed