Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ku qabatay kulan looga hadlayay ansiixnka xeerka guddniinka fircooniga ee Puntland.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed