Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadalyay arrimaha bini’aadanimo kasoo cusboonaada deeganada Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Agaasimayaasha Wasaaradaha Kaluumaysiga iyo Biyaha, sido kale waxaa goob joog ahaa gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Jubbaland.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf