Kulan looga hadlayay arrimaha bulshada oo lagu qabtay degmada Afmadow

0
20

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo looga hadlayay hormarinta arrimaha ayaa Guddoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka degmada Afmadow la yeeshay Hay’adaha Maxalliga ah iyo kuwa gaarka loo leyahay ee ka howlgala degmada Afmadow ee gobalka Jubbadda hoose .

Waxaa Kulanka Gudoomiyaha ku wehlinaayay Xoghayaha degmada Afmadow , qaar ka mid Xubnaha dowladda hoose, xubno ka socday Wasaaradaha Jubbaland iyo masuuliyiin kale.
Gudoomiye kuxigeenka degmada Afmadow ee gobalka Jubbadda hoose ayaa ka warbixiya u jeedada kulanka.

Sacdio Abdulkadir ayaa soo jeedinaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here