Kulan looga hadlayay arrimaha Cadaalada bulshada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Dastuurka Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jaamac ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah furay shir socon doona muddo shan maalmood ah kaasi oo lagu falan qeyn doono Amniga iyo Caddaaladda Bulsho ee guud ahaan deegaanada Jubbaland.

Furitaanka shirkan waxa ka qayb galay Garsooreyaal, xeer ilaaliyeyaal, qaar kamid ah hawlwadeennada wasaaradda amniga gudaha iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here