Kulan looga hadlayay baahiyaha bulshada oo lagu qabtay deegaanka Laasa-cadalle ee gobolka Mudug

0
94

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa kulan looga hadlayey baahiyaha dhinaca caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha ah la qaatay Bulshada deegaanka laasadale ee hoostaga degmada Hobyo
Guddoomiye Kuxigeenka degmada Hobyo ahna kusimaha Guddoomiyaha degmada Muqtaar Cabdullaahi Maxamed iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa utagay deegaankan si uu ugu kuurgal9 xaaladaha ka jira deegaankan oo bulshada ka cabanayeen.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here