Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha guddaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baraawe ku soo gabagabeysay kulan looga hadlayay baahiyaha Bulshada ku nool magalada Baraawe.
Kulanka oo socday muda bil ah ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,maamulka Baraawe iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaaladaas.
Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf