Kulan looga hadlayay baahiyaha ka jira magaalada waaciye oo lagu qabtay magaaladaasi

0
41

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankaan oo ka dhacay degmada waaciye ayaa ahayd mid bulshada deegaanka, maamulka degmada iyo wasiiroka tirsan mamulka Puntland ay kaga tashanayeen sidii wax looga qaban-lahaa baahiyaha deegaanka

Waxana ka qeyb galay mamulka Degmada ururada bulshada wasiiro iyo madaxda mamulka Puntland.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here