Kulan looga hadlayay canshuuraha oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Jubbaland iyo Maamulka Degmada Kismaayo ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay canshuuraha guryaha. Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa in la xoojiyo wacyigelinta bulshada ee ku saabsan waajibaadka canshuur bixinta, gaar ahaan milkiilayaasha guryaha, si loo helo dakhli lagu horumariyo adeegyada bulshada iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee magaalada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here