Kulan looga hadlayay daminta colaadaha ka taagan Galmudug oo lagu qabtay Mareykanka.

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka oo qabtay kulan looga hadlayay daminta colaadaha ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug.

Kulankan waxaa si gaara diiradda loogu saaray colaadaha soo noqnoqday ee ka dhex jira dad walaalaha ah ee wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Warkan waxaa faah faahineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here