Kulan looga hadlayay Dastuurka dalka oo Gaalkacyo ka dhacay.

0
45

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-kulan wadatashiga ah kaa oo looga hadlayay wax ka bedalka Dastuurka dalka cutubyada 5-aad illaa 9-aad ee Dastuurka dalka.
Ayaa lagu qabtay magalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaana kulanka ka qaybgalay musuuliyiin ka tirsan Galmudug, aqoonyahanno, ururadda dhalinyarada iyo bulshada rayadka ah.

Wasiirka waaradda Dastuurka Galmudug Da’uud Mohamed Maalin oo kulanka si rasmi ah u furay ayaa sheegay u jeedada ugu wayn ee laga leeyahay ka qayb qaadashada wadatashiga dastuurka dalka.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here