Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka dalka ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ka daah-furay shirka latashiga dhalinyarada iyo haweenka ee soo jeedinta wax-kabedelka Dastuurka cutubyadda 5-aad ilaa 9-aad .
Kulanka intii uu socday ayaa waxa diiradda lagu saray sidii door muhiim ah uga qadan lahayeen qeybaha kala duwan ee bulshada wax-kabedelka Dastuurka dalka.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf