kulan looga hadlayay diyaarinta istiraatijiyadda garsoorka oo lagu qabtay Jowhar.

0
73

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay kulanka diyaarinta istaraatijiyada bahda garsoorka.
Waxana kulanka ka qeeb galay masuulin ka tirsan wasaraddaha dowlad goboleedba hirshabbeeleh,
Ururadda bulshada rayadka ah iyo haweenka.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka dowlad goboleedka Hirshabeelle
Cabdifitax Cabdulqaadir Caddow ayaa ka qeeb galayasha ugu baaqay inay aragtidooda ku saleeyan sidii loo xoojin laha arrrimaha Garsoorka.

Warkan waxaa faah faahineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here