Kulan looga hadlayay doorka culimada ee nabad dhiska oo lagu qabtay Baxdo.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Galmudug Xildhibaan Cabdiraxiin Axmed Bariise ayaa Magaalada Baxdo ku soo xirey kulan Aqoon is Weydaarsi 3 ku saabsanaa Ballaarinta Kaalinta Culimada ee Nabd-Dhiska.

xiritaanka Aqoon-is-Weydaarsiga ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo maamulka degmada Baxdo.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Galmudug Xildhibaan Cabdiraxiin Axmed Bariise oo kulan soo xiray ayaa ka waramaya muhiimadda shirka.

Waxaa soo jeedinaya: Hamdi Dirie Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here