Kulan looga hadlayay doorka haweenka ee doorasho qof iyo cod oo lagu qabtay Muqdisho

0
13

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudiga madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Munaasabadda Wacyigelinta Haweenka ee ka qeyb-galka Doorashooyinka qof iyo cod.

Waxaa ka qeyb galay munaasabadda Ururada haweenka ,Dhallinyaro,waxgarad iyo masuuliyiin kale.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here