Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaarada Gargaarka maamulka koofur galbeed ayaa kulan laqaatay hay.adaha Gargaarka ee kahowlgala deegaanada maamulka koofur galbeed soomaaliya
Iyadoona looga hadlay wax yaabaha hortabinta u leh arimaha Gargaarka iyo sidii loocaawin lahaa dadka barakayaasha ah ee kunool kaamka magaalada Baydhabo xarunta kumeel gaarka ah maamulka koofur galbeed.
Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.