Kulan looga hadlayay guulihii laga gaaray qorshaha horumarinta qaranka oo laga daahfuray Muqdisho.

0
72

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Warbixin Sannadeedka 2023 ee Guulaha laga gaaray Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka,

Madasha daahfurka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoollojiyada, Wasiirka Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mas’uulyiin kala duwan oo ka socday XFS.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here