Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha federal iyo u dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Bulshada deegaanka Janay Cabdalle ee gobalka Jubbadda hoose u qabatay wacyigalin dadweyne oo la xiriirta xasilinta iyo hormarinta Adeegyada bulshada .
Waxana kulanka ka soo qeebgalay maamulka deeganka Janay Cabdallale, uruurka haweenka, dhalinyaradda iyo Odayaasha dhaqanka.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf