kulan looga hadlayay hormarinta amniga oo lagu qabtay Moqokori.

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Moqokori ee gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan loogu hadalaayay hanaanka qiimeenta amniga degmadaasi kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Galbeed Hirshabeelle waxaana loo qabtay qaybaha kale duwan ee bulshada degmadaasi.
Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay odyaasha Dhaqanka , dhalinyaradda iyo Haweenka degmada Moqokori.

waxaana inoo soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here