Kulan looga hadlayay hormarinta arrimaha bulshada oo lagu qabtay degmada Xudur

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Kulan oo lagu qabtey xaruunta maamulka Degmada xudur ayaa looga hadlay Nabadgelyada degmada Xudur ee gobolka Bakool .waxana kulanka ka soo qeebgalay laamaha amaanka,maamulka degmada ,ururka haweenka, dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Gudoomiyaha kuxigeenka arrimaha bulshada cali xuseen xasan ayaa ka warbixiya wax yabahi kulanka looga hadlay.

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here