Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Kulan kaan oo maalmihi danbe ka socday degmada Ceeldheer ee gobalka galgaduud ayaa manta la soo gabagabeeyay kulanka ayaa looga hadlayay hormarinta arrimaha bulshada sida Waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kale ee bulshada muhiimka u ah .
Waxana kulanka qeeb ka aha
Odayaasha dhaqanka degmada Ceeldheer, dhalinyaradda, haweenka iyo maamulka degmada Ceeldheer ee gobalka galgaduud.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.