Kulan looga hadlayay hormarinta Barakacayaasha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbadda hoose ku qaabilay madax ka socotay Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR.

kulankaan ayaa looga hadlayay sidii barakacayaasha deegaanka Luglow ay u heli lahaayeen sharciga dhulka lahaanshaha, dhismaha wado ay ku dhib qabaan xili roobaadka iyo hormarin adeegyada ay u baahanyihiin barakacayaasha deeganka Luglow ee gobalka Jubbadda hoose.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here