Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magaalada Xudur ayaa ka qeyb galey kulan diirada lagu saarey muhiimada ay leedahay dib-u-heshiisiinta iyo ka qeybqaadashada hormarka iyo Nabada.
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa qeybaha kala duwan ee Bulshada , Gudoomiyaasha Xaafadaha iyo Tuulooyinka u dhow degmada Xudur, Odayaasha Dhaqanka Degmadaasi.
waxaa warkaan soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf