Kulan looga hadlayay hormarinta Caddalada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
44

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Cadaaladda ayaa laf dhafar u ah bulshada si ay u helaan xaquuqdooda Agaasimaha guud ee Wasaradda Cadaaladda Jubbaland Cabdullaahi Cabduqaadir Aadan oo ka hadlaayey kulan wada tashi dadweyne kaa oo lagu qabtay magalada Kismaayo ayaa sheeegay in ka Wasaarad ahaan ay ka go’an tahay inay bulshada helaan Cadaalad iyo wax ka qabashada wax ka badalka Dastuurka dalka.

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkhadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here