Kulan looga hadlayay hormarinta wax soo saarka beeraha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
12

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka
Jubbadda hoose ku qabatay kulan ballaaran oo looga hadlayay faafinta siyaasadda qaran ee wax soo sarka beeraha dalka. Waxana kulanka ka soo qeebgalay masuulin kala duwan , beelarayda Jubbaland iyo qaar ka mid ah bulshada magalada Kismaayo.

Wasiir kuxigeenka wasaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland
Ugaas Cali Aadan ayaa fahfahin ka bixiya u jeedka kulanka.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here