WARARKA Kulan looga hadlayay Horumarinta dakhliga gudaha oo lagu qabtay Jowhar. By admin - November 20, 2024 0 25 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay magaalada Jowhar ku qabatay kulan looga hadlayay Horumarinta Dakhliga gudaha. Hamdi Dirie ayaa faah faahinaysa. http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2024/11/warka-daqliga-hirshabeele-by-xamdi.mp3